Somali

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ...

Halkaan ka dhageyso
Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo ...

HALKAAN KA DHAGEYSO

 Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ahCabudwaaq oo ay la wareegeen Ahlusuna iyo wasiirka Difaaca Soomaaliya oo shalay booqasha ...

Halkaam ka Dhageyso
Xaflad lagu taageerayay dhismaha maamulka Galmudug oo lagu qabtay Magalada Atlanta, Georgia USA

Xaflad lagu taageerayay dhismaha maamulka Galmudug

Halkan ka dhageyso barnamijka xaflada.
Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ...

Halkaan ka dhageyso

Latest Articles

5015 entries

Xukuumadda iyo Maamulka Jubba oo isku afgartay in dib u eegis lagu sameeyo dhismaha Baarlamaanka Jubba

Xukuumadda Soomaaliya iyo Maamulka Jubba ayaa isku afgartay in dib u eegis lagu sameeyo qaabka dhismha Baarlamaanka Jubbaland, kadib markii cabasho badan ay ka dhasheen habkii loo maray soo xulista Baarlamaanka.

Madaxweynaha “Taageerada Imaaraadka Carabta muhiim ayay u tahay dib u dhiska Soomaaliya”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Abu Dhabi kulan kula yeeshay dhaxal sugaha dowladda isutagga Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyan.

Jawaari “Wax dowlad goboleed la yiraahdo ma jiraan, waa Maamul Goboleedyo KMG ah oo lagu dhisay…”

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in aanu dalka ka jirin dowlad goboleedyo, isagoo ku tilmaamay maamul goboleedyadii dhowaan la sameeyay inay ahaayeen kuwo go’aan siyaasi ah oo aan sharci aheyn lagu dhisay.

Meydadka saddex ruux oo saaka lagu arkay deegaanka Ceelasha Biyaha

 Meydadka saddex ruux oo dhalinyaro ah ayaa saaka lagu arkay deegaanka Ceelasha Biyaha, kuwaasoo jirkooda ay rasaas ka muuqato, iyadoo dadka deegaanka ay argagax iyo cabsi ku abuureen meydadkan.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso

Chelsea iyo Liverpool oo laga badiyay halka Man City iyo Arsenal ay badiyeen (Sawiro)

Ciyaaro xiiso badan lahaa ayaa maanta waxa ku kulmay qaar ka mid ah naadiyada horyaalka Ingiriiska inkastoo kooxaha waaweyn aysan isku dhicin. 

Haweeney guddoomiye waaxeed ka ahayd degmada Xamar-jajab oo la diley

Kooxo hubaysan ayaa xalay degmada Xamar jajab toogasho ku dishay mid kamid ah guddoomiye waaxeedyada degmada.

Naafada degen Isbitaal Martini oo ka codsaday dowlada in aan laga rarin isbitaalka

Ciidamadii ku naafoobay dagaalkii 1977dii  kuna nool qeybo ka mid ah Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ayaa ka codsaday dowlada Federalka in aan laga rarin halka ay degen yihiin maadaama sanooyin badan ay ku noolaayeen.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.  
Halkaan ka dhageyso

Qaxooti ku dhex dhintey gaari lagu soo qariyay oo gaartay 71 ruux iyo dad loo qabqabtay

Dowlada Austria ayaa sheegtay in saddex ruux oo lagu xirey dalka Hungary kuwaasoo loo haysto dhimashada qaxooti gaaraya 71 ruux oo meydadkooda laga dhex helay baabuur meel cidla ah loogaga tegey.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS