Tag: zambabwe

Dowlada Zimbabwe oo ka hartay dacwadii ay dhakhtarkii diley Libaaxii Cecil

Dowlada Zimbabwe ayaa sheegtay in aysan wax dacwad ah u qabin dhakhtar u dhashay dalka Maraykanka oo toogasho ku diley libaax ka mid ahaa kuwa ugu caansan dalka Zimbabwe kuna jirey xero loo dalxiis tago maadaama uu haystay dukuminti sharci ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS