Tag: yuusuf

Mid ka mid ah Suxufiyiinta Muqdisho ka howlgala oo ku dhintay Qarax Miino

Wariye Yuusuf Axmed Abuukar (Keynaan) ayaa lagu dilay saaka qarax loogu xiray gaarigiisa, iyadoo gaarigiina uu bas-beelay, waxaana ay noqonaysaa markii ugu horreysay oo wariye gaarigiis loogu xiro miino.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS