Tag: yare

COL. TUUR-YARE: Waa in la Meel-mariyo sharciga la-dagaalanka Argagaxisada

Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa dalbatay in la ansixiyo sharciga la-dagaalanka argagaxisada ee horyaalla baarlamaanka Soomaaliya, si ay wax uga qabtaan falalka ammaan-darro ee dhacaya.

Col. Tuuryare: Qofkii Al-shabaab ah ee la qabto, Waalidkiisna ha lala soo wado

Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya, G/sare C/raxmaan Maxamuud Tuuryare oo warbaahinta la hadlay ayaa ka dalbaday hay’adaha ammaanka in qofkii Al-shabaab ah ee lasoo qabto lala soo xiro waalidkiis, si sharciga loo wada-horgeeyo.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS