Tag: yaman

Meydad Kale oo Soomaali ah oo Laga Helay Xeebaha Yemen

Wali waxaa xeebaha dalka Yemen kusoo caarinaya meydadka dadkii badda ku daatay kadib markii Jicmihii doon ay sarnaayeen lagu weeraray marinka Baab Al-mandab ee Badda Cas.

Madaxweynaha Yemen Hadi oo shuruud adag ku xirey ka qeybgalka shirka Geneva

Madaxweynaha dalka Yemen Mansour Hadi ayaa ku xirey shuruud ka qeybgalka shirka ay Qaramada Midoobay ku baaqeen in uu ka dhaco magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

Sacudi Carabiya oo beenisay inay geysay ciidamo dhulka ka dagaalama dalka Yemen

Boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa beenisay in ciidamo ka dagaalama dhulka ay geysay dalka Yemen si ay u xoojiso ciidamada daacada u ah madaxweynaha dalka Yemen.

Inta badan Safaaradihii reer galbeedka ku lahaayeen dalka Yemen oo albaabada loo laabay

Inta badan Safaaradihii dalalka reer galbeedka ku lahaayeen magaalada Sanca ee dalka Yemen ayaa albaabada loo laabay, kadib markii Maleeshiyada Xuutiyiinta ay la wareegeen talada dalka.

Dagaallo ka socda Waqooyiga Yemen iyo xiisado ka taagan Magaalada Sanca

Dagaallo u dhaxeeya maleeshiyaadka Shiicada ah iyo xoogagga dowladda Yemen ayaa ka socda gobalka Al-Jawf ee Waqooyiga dalka Yemen.

Maraakiib ay lahayd dowladda Somalia oo loo xukumay ganacsade Yemeni ah

Maxkamad ku taalla magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa si rasmi ah ugu wareejisey ganacsade Yemeni ah saddex markab oo ay Soomaaliya lahayd, kuwaasoo muddo ay socotay dacwaddooda.

Over 60 sank off Yemen coast last week:

The United Nations says more than 60 people died in a boat sinking off Yemen's coast last weekend.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS