Tag: yahuuda

Daawo Sawirada Dad taageersan Falastiin oo Feer iyo haraanti ka bilaabay Garoon ay ku ciyaareesay koox Israa'iil ah

Waxaa la joojiyay ciyaar kamid ahayd kuwa kulamada saaxiibtinimo ay ciyaaraysay kooxda reer Israa'iil ee Maccabi Haifa oo kulamo saaxiibtinimo la ciyaaraysay kooxda reer France ee Lille kulankaasi oo ka dhacayay dalka Austria kadib markii tageerayaal caraysaysan oo reer Falastiin ah ay garoonka soo galeen iyaga oo feer ku bilaabay xidigihii kooxda reer Israa'iil.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS