Tag: yaaqshiid

Waxaa Baaritaano dad lagu qab qabtay laga sameeyay xaafado katirsan degmada Yaaqshiid

Ciidamada dawlada iyo kuwa AMISOM ayaa waxay saaka ku jarmaadeen xaafado katirsan degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho iyagoo halkaasina ka wada Baaritaano dadka lagu qab qabanayo.

Gabar dhallinyaro ah iyo Nin Xirnaa dharka ciidamada oo Muqdisho lagu dilay

 Kooxo hubeysan ayaa xalay ku toogtay degmada Yaqshiid gabar dhallinyaro ah oo dhawaan ka baxday mid ka mid ah jaamacadaha Muqdisho, iyadoo sidoo kalena nin xirnaa dharka ciidamada ku toogteen degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir askar ka tirsan ciidamada dowladda.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS