Tag: xuskii

Munaasabad lagu xusuusanayay sanad kadib weerarkii Maxkamadaha oo Muqdisho ka dhacday (Sawirro)

Munaasabad lagu xusayay looguna baroor diiqayay dadkii ku dhintay weerarkii sanad ka hor lagu qaaday Xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir ee degmada Xamar weyne ayaa shalay lagu qabtay xaruntaas, iyadoo uu ka soo qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS