Tag: xuska

guulaha dalka looga sifeynayo Al-Shabaab, waxaana leenahay Hambalyo Sanadguurada 54aad ee aasaaska XDS.”SAWIRO

Muqdisho, 12 April 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo maanta ka qeybgalayey munaasabada Xuska 54 guurada ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed (XDS) ayaa yiri “XDS wey ku ammaananyihiin guulaha dalka looga sifeynayo Al-Shabaab.”

Munaasabado Lagu Xusayo Maalinta Ciidanka XDS Oo Ka Socota Muqdisho Iyo Gobollada Kale Ee Dalka (Dhageyso)

Munaasabado lagu maamuusayo aas’aaskii ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ka soconaysa magaalada Muqdisho iyo gobollada kale dalka.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Munaasabad Lagu Maamuusayay Sanadguuradii Labaad Ee Maamulka Khatumo Oo Lagu Qabtey Minneapolis+Sawirro

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusayay Sanad-guuradii Labaad ee ka soo wareegatay aas’aaskii maamulka Khaatuma State ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis. Waxaana ka soo qeyb galay madaxda jaaliyadda, Aqoonyahanno, waxgarad iyo dadweyne farabadan oo ka kala yimid gobolo badan oo ka tirsan Mareykanka.

Munaasabad Lagu Xasuusanayay Allaha u Naxariiste Aw Jaamac Cumar Ciise oo Lagu Qabtay Nairobi “SAWIRRO”

Munaasabad balaaran oo lgu xasuusanyay allaha u naxariistee qoraa Aw Jaamac Cumar Ciise laguna soo bandhigayay buugaag  ku qoran afka soomaaliga oo ay qoreen qooraayaal soomaaliyeed ayaa shalay galabtii lagu qabtay xaafada Islii ee magaalada Nairobi.

Munaasabada xuska Nabageenna Muxamad NNKH ayaa saaka lagu qabtay xarunta madaxtooyada Qaranka ee magaalada Muqdisho.

Munaasabadda xuska Nabadiga ayaa waxaa ka qeybgalay saraakiil ka tirsan ciidamada XDS, waxaana soo qaban qaabiyay munaasabadaasi ururka 60-aad ee Madaxtooyada Qaranka Soomaaliyeed.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS