Tag: xuluumada

Gollaha Wasiirada Oo Warbixino Ka Dhagaystay Gudiyo Loo Kala Diray Gobolada Shabeelooyinka

Muqdisho, 21, Nov, 2013..Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaaka ee Soomaaliya oo uu maanta shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa looga hadlay ammaanka guud ee dalka , colaado maalmihii ugu dameeyey ka jiray gobolada Shabeelooyinka .
Valid XHTML 1.0 Valid CSS