Tag: xukuno

Xukuna kala duwan oo manta lagu riday dad lala xiriirinaayo in ay shabaab yihiin.

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ee Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntiland ayaa manta xukuno xabsi dhaa dheer waxa ay ku riday rag lagu eedeeyay Falal Argagaxiso iyo in ay katirsan yihiin Dagaalyahanada Al-Shabaab.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS