Tag: xukumada

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka Warbixiyay Howlaha Horyaalla

Ra’iisul wasaaraha Somalia, C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay xoogga saari doonto sidii ay wax uga qaban lahayd ammaanka guud ee dalka.

Xukuumadda Oo Guddi Wasiiro ah u Magacowday Dagaakii Ka Dhacay No.50

Muqdisho,20.Nov.2013…Shir deg deg ah oo ay xalay isugu yimaadeen Gollaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa looga hadlay arimaha ka soo cusboonaaday gobolada shabeelada dhexe, shabeelada hoose iyo qaraxii ka dhacay Baledwyn, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”
Valid XHTML 1.0 Valid CSS