Tag: xudur

Al-shabaab oo diiday in gaadiidka ganacsigu ay galaan Degmada Xudur

Xarakada Al-shabaab ayaa diiday in gaadiidka wada alaabooyinka ganacsiga ah ay galaan degmada Xudur ee gobolka Bakool oo horraantii bishan ay kala wareegeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa ka socda dalka Itoobiya ee AMISOM ka tirsan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS