Tag: xoosh

Xildhibaan Xoosh “Mooshinkan wax badan laga soo shaqeynayay lix bilood ayaa wada tashigiisa socday’

 Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka hadlay mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha ee shalay loo gudbiyay Baarlamaanka Soomaaliya, isagoo xusay in mooshinkan ay muddo lix bilood ka soo shaqeynayeen, wada tashiyana ay baarlamaanka gudihiisa ka dhex wadeen.

Xildhibaan Xoosh oo sharci darro ku tilmaamay heshiiskii Soma Oil & Gas

Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa shari darro ku tilmaamay heshiiskii Wasaaradda Batroolka ee Xukuumadda Soomaaliya la gashay Shirkadda British-ka ee Soma Oil & Gas, isagoo ku baaqay in Baarlamaanka dib u eegis ku sameeyo heshiiskaas.

Xildhibaan sheegay inuu jiro khilaaf u dhexeeya Madaxda Dowladda Somalia

Mid ka mid ah xildhibaannadiii madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay inuu is-casilo ayaa sheegay in khilaafka u dhexeeya labada mas’uul ee dowladda ugu sarreeya uu ka dhashay dalabkoodii ahaa in madaxweyne Xasan uu is-casilo.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS