Tag: xisbiga

Xisbiga Wadajir oo sheegay inuu guuldareystay wada hadalo lagu xalinayay weerarkii guriga C/raxmaan C/shakuur

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Wadajir Sayid Cali Macalin Cabdulle ayaa sheegay inay guuldareysteen dadaaladii lagu xalinayay weerarkii 17-kii bishii December ay Ciidamo ka tirsan NISA ku qaadeen Hoyga Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ah Hoggaamiyaha Xisbiga. 

Xisbiga talada haya ee Britain oo lumiyay aqbaliyada uu ku lahaa Baarlamaanka

 Ra’iisul Wasaaraha Britain Theresa May ayaa la kulmeysa cadaadis xooggan, kaddib markii uu xisbigeeda uu lumiyay aqlabiyadii uu ku lahaa kuraaasta Baarlamaanka.

Xisbiga Midnimo Qaran oo ugu hambalyeeyay Ra’iisul Wasaaraha cusub kalsoonida uu ka helay Baarlamaanka

Xisbiga Midnimo Qaran oo uu hogaamiyo Dr. C/raxmaan Macalin C/llaahi Baadiyow ayaa u hambalyeeyay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, kaasoo maanta codka kalsoonida ka helay Baarlamaanka.

Xisbiga DADKA oo ka hadlay Xuduud-badeedyada ay Somalia xaqa u leedahay

Qoraal maanta kasoo saaray xisbiga DADKA oo ka mid ah xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa lagu sheegay in baaxadda dhul-badeedka Somalia uu yahay 750-km, iyadoo lagu eedeeyay qoraalkan madaxweynaha Soomaaliya oo ay ku sheegeen inuu ogolaaday in Soomaaliya lagala hadli karo xuduuddeeda gaarka ah ee badda.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS