Tag: xildhibaano

Xildhibaano ku eedeeyay Xukuumadda inay si ku tala gal u baajisay kulankii Baarlamaanka

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Xukuumadda inay ka dambeysay in kooram la’aan uu u baaqdo kulankii maanta loo madlanaa ee ajandihiisu ahaa arrinta C/kariin Qalbi Dhagax iyo go’aankii Xukuumadda ka qaadatay.

Xildhibaanno ka horyimid Amarkii lagu Xanibay Safarka Wasiirada Xukumaddii dhacday

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si Kulul uga horyimid Amarkii  Xalay ka soo baxay  Xeerilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Hanti dhowrka Dowladda ee ahaa in Wasiiradda,Wasiir Kuxigeenada iyo Wasiir-Dowleyaasha Xukumaddii C/wali Sheikh Axmed Maxamed aysan dalka ka bixikarin ilaa lala Xisaabtamo,waxaana ay Amarkaasi ku sheegeen mid Sharci daro ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS