Tag: xildhiaanada

Xildhibaanada diidanaa mooshinka oo sheegay inay diyaar u yihiin in cod lagu kala baxo

Xildhibaanadii diidana mooshinkii ka dhanka ahaa Xukuumada uu hogaamiyo Ra’iisul Wasaare C/wali Sheekh ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan go’aanka ka soo baxay Gudoonka Baarlamaanka ee lagu go’aamiyay xilliga uu dib u bilaabanayo kulamadii baarlamaanka.

Xildhibaano ka hadlay Go’aankii Gudoomiye Jawaari

Shalay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari waxaa uu soo saaray  Go’aano uu ku joojinayo Mooshinka Xildhibaanada qaar ay ka keeneen Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheikh Axmed Maxamed.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS