Tag: xassan

Shariif Xasan oo maanta ku dhawaaqaya inuu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta lagu wadaa inuu magaalada Baydhabo kaga dhawaaqo inuu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee doorashada sanadkan 2016.

Shariif Xasan “Mar kasta oo howl galka Al-Shabaab hakad galo, ayagana dib ayay u soo xoogeystaan”

 Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dhaliil u jeediyay qaabka uu u socdo howl galka ka dhanka ah Al-Shabaab, isagoo tilmaamay in mar kasta oo uu hakada howl galkas ay dib mar kale Al-Shabaab u soo xoogeystaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS