Tag: xarig

Hoggaamiye mucaarad ah oo Jabuuti lagu xiray

Daahir Axmed Faarax (Daaf) oo ah hoggaamiyaha la xiray ayaa iska diiday eedeynta, kaddib markii shalay oo Arbaco ahayd si hoose loo hor-geeyay maxkamad, waxaana isla shalay la loo dhaadhiciyay xabsiga weyn ee Jabuuti.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS