Tag: xaraam

Kooxda Boko Haram oo ka afduubatay Bas ay dad rakaab ah saarnaayeen gudaha dalka Cameroon

Maleeshiyaad lagu tuhunsan yahay inay ka tirsanaayen kooxda ka dagaalanta Nigeria ee Boko Haram ayaa afduub u geysatay bas ay saarnaayeen dad tiradoodu gaareyso labaatan ruux gudaha dalka Cameroon.  

Hogaamiyaha Boko Haram oo sheegtay mas’uuliyada weerarkii magaalada Baga ee waqooyi bari Nigeria

Hogaamiyaha Boko Haram Abubakar Shekau oo ka soo muuqday Video la geliyay barta You Tube ayaa sheegtay in dagaalyahanadiisa ay qaadeen weerarkii dhimashada badan dhaliyay ee horaantii bishan ka dhacay magaalada Baga ee waqooyi bari Nigeria.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS