Tag: xalay

Maxaa ka soo kordhay qaraxyadii cuslaa ee xalay gilgilay magaalada Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxyadii cuslaa ee xalay ruxay magaalada Muqdisho, kaasoo ahaa kuwo laga malqay duleedyada magaalada, waxaana khasaaraha ka dhashay qaraxyadaas uu yahay mid aad u ballaaran.

Daawo Sawirrada Weerarkii Caawa lagu qaaday Hotelka Wehliye iyo Meydadka Ragii Weeraray oo lasoo bandhigay

Waxaa xalay xiligii afarka Weerar isugu jira Ismiidaamin iyo mid toos ah rag hubeesan oo katirsan Xarakada AL-Shabaab ay ku qaadeen Hotelka Wehliye oo kuyaala Laamiga Maka Al-MUkarama ee Magalaada Muqdisho.

Faafaahintii ugu danbeeysay Qarax Ismiidaamin ah oo Fiidnimadii xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Al-shabaab oo sheegay Mas'uuliyaddiisa

Fiidnimadii  Xalay ayaa wuxuu qarax weyn oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay kasoo horjeedka Ex-fiyoore, iyadoo qaraxu uu haleelay baar halkaa ku taalla, waxaana mas'uuliyadda qaraxan sheegatay Al-shabaab.

Madafiic qal qal ku beertay shacabka oo Xalay lagu duqeeyay Muqdisho iyo baaritaanno saaka socda

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay, laba kalena way ku dhaawacmeen madaafiic xalay ku dhacay xaafado ka tirsan Muqdisho, kuwaasoo aan la ogeyn cidda soo tuurtay iyo goobaha loo dan lahaa.

Cabdiwali Sheekh Axmed oo kulan xalay Madaxtooyada kula qaatay saraakiisha AMISOM iyo Kuwa Dowlada.

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa xalay kulan ballaaran la qaatay saraakiisha ciidanka Qalabka sida, iyo kuwa ciidanka nabad illaalinta ee AMISOM, isagoo ugu hambalyeeyey guulaha ay ka soo hooyeen howlgalada ka soconaya qeybo ka tirsan gobolada Bakool iyo Gedo.

Cabdiwali Sheekh Axmed oo kulan xalay Madaxtooyada kula qaatay saraakiisha AMISOM iyo Kuwa Dowlada.

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa xalay kulan ballaaran la qaatay saraakiisha ciidanka Qalabka sida, iyo kuwa ciidanka nabad illaalinta ee AMISOM, isagoo ugu hambalyeeyey guulaha ay ka soo hooyeen howlgalada ka soconaya qeybo ka tirsan gobolada Bakool iyo Gedo.

Faah Faahin Ku Saabsan Qaraxyadii xalay ka dhacay Afaafka Hore ee Hotel Jazeera

Fiidnimadii hore ee xalay Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ayaa fashiliyey weerar argigixisonimo oo ay Maleeshiyada kooxda argigixisada ah ee Al-Shabaab ku damacsanaayeen iney kusoo qaadaan hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho ayadoo faah faahin dheeraad ah ay kasoo baxeyso qaabka ay qaraxyadaasi u dhaceen.

Saraakisha Amaanka oo ka hadlay Qarax ismidaamin ah oo Muqdisho kadhacay

Afhayeenka Booliska ahna Afhayeenka Laamaha Amniga Dawlada Janeral Maxamed Yuusuf Cumar (Madaale) oo Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho xalay ayaa waxa uu ka warbixiyey qaraxyo ka dhacay Hoteel dad badan ku sugnaayeen.

(Sawirro)Qasaaraha ka dhashay qaraxii xalay oo sii kordhay iyo Al-Shabaab oo sheegatay

Qasaaraha ka dhashay qaraxii xalay ka dhacay Hotelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho ayaa kordhay, iyadoo weerarkan ay sheegteen Xarakada Al-Shabaab.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS