Tag: xaaji

Allaha U naxariistee Cabdi Xaaji Goobdoon oo Muqdisho ku geeriyooday

Alle ha u naxariisto Cabdi Xaaji Gobdoon oo ahaa ruug-cadaa saxaafadeed isla markaana ahaa la taliyaha arrimaha saxaafada ee xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa saaka waaberigii ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Qaban Qaabada Aaska Qaran Ee Loo Sameynayo R/wasaarihii Hore Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen Oo Meel Wanaagsan Mareysa

Guddiga heerka Qaran ee loo xilsaaray aaska Qaran ee loo sameeynayo Allaha u naxariistee R/lwasaarihii hore ee Soomaaliya marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen ayaa sheegay in meel wanaagsan ay mareyso qabanqaabada aaskaasi loo sameenayo R/wasaarihii hore ee Soomaaliaya.

Allaha U Naxariistee C/risaaq Xaaji Xuseen Waxa Uu Ahaa Halyeey Geesi Waddani Ah Oo Ka Baxay Ummadda Soomaaliyeed

Allaha U naxariistee, Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen, waxa uu ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalada Maniples ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu in muddo ah ku xanuunsanayey, waxa uu u geeriyooday xanuunka sanbabada ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS