Tag: wiil

Soomaali loo heysto dilka Gabar u dhalatay Sweden oo la ogaaday inuu 18-jir yahay

Wiil Soomaali oo loo heysto dilka Gabar u dhalatay Sweden oo lagu magacaabi jiray Alexandra Mezher oo 22 jir ah ayaa la shaaciyay inuu 18-jir yahay, kadib markii Maxkamadda qaadeysay dacwadiisa ay shaki gelisay da’da uu sheegtay oo aheyd 15-sano jir.

Wiil iyo Hooyadii oo lagu dilay deegaan ka tirsan degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud

Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in wiil iyo hooyadii lagu dilay deegaan lagu magacaabo Balli-oog, kaasoo ilaa 60-KM u jira degmada Guriceel.

Hooyada dhashay wiilkii Taayarka diyaaradda ku safray oo sheegtay in wiilkeeda muddo laga qarinayay

Hooyo Ubax Maxamed C/llaahi oo ah hooyada dhashay wiil 16-jir Soomaali ah oo si layaab leh u hoos galay taayarka diyaarad ku safreysay Gobolada California iyo Hawaii ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay in wiilkeeda muddo laga qarinayay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS