Tag: weerarkii

Daawo Sawirrada: Weerarkii Xeebta Liido iyo khasaaraha ka dhashay oo kordhay

 In ka badan 20-ruux ayaa ku geeriyootay weerar isugu jiray qaraxyo iyo toogasho oo xalay fiidkii ka dhacay maqaayada Liido Sea Food, halkaasoo goob lagu shaaho, dadweynahana ay u nasasho tagaan, waxaana weerarka uu ahaa mid ku bilowday rasaas ay dabley hubeysan la dhaceen dadkii banaanka xeebta fadhiyay ee ku shaahayay.

Wararkii ugu dambeeyay weerarkii maanta lagu qaaday Xarunta Xalane ee Taliska AMISOM

Faah faahin ayaa ka soo baxaya weerar duhurnimadii maanta ay Al-Shabaab ku qaadeen Xarunta Xalane oo ah saldhiga ugu weyn ee Ciidamada AMISOM, iyadoo weerarkan ahaa mid toos ahaa oo rag hubeysan ka tirsan Shabaab ay gudaha xerada u galeen.

Faafaahinta weerarkii shalay ka dhacay Muqdisho iyo qasaarihii ka dhashay.

Weerrka ayaa waxaa ku dhiintay Ugu yaraan 11-qof oo kooxihii weerarka qaaday iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ay ku jiraan ayaa ku dhintay weerarro isugu jiray ismiidaamin iyo kuwo toos ah oo Al-shabaab ay ku qaadday maanta madaxtooyada Somalia, iyadoo 20-qof oo kalena ay ku dhaawacmeen.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS