Tag: wasirka

Wasaarada Maaliyada oo Shaacisay maanta in la joojiyay canshuurtii laga qaadi jiray Ganacsatada

Wasaaradda Maaliyada xukuumadda Somalia ayaa shaacisay maanta inay joojisay gabi ahaan canshuurtii 20-ka doollar ahayd ee laga qaadi jiray ganacsatada wax ku iibiya suuyada Muqdisho.

Wafdiga uu hogaaminayay Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya ee Ku Sugnaa Sh/hoose Oo Muqdisho Ku Soo Laabtay”Sawirro”

Wafdigan uu hogaaminayay Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya oo ka koobnaa Xildhibaanno iyo Odayaal dhaqameed ayaa galinkii dambe ee shalay dib ugu soo laabtay Magaalada muqdisho ka dib muddo sadex maalmood ah oo ay howlo dhex dhexaadin ah u joogeen deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS