Tag: wasiirka-amniga

Wasiirka Amniga Qaranka oo la magacaabay iyo Taliyeyaal xilalka laga qaaday

Wareegto kasoo baxday saakay xafiiska ra’iisul wasaaraha Somalia, C/weli Sheekh Axmed ayaa loogu magacaabay xilka wasiirka Amniga Qaranka, Khaliif Axmed Ereg oo horay looga qaaday xilka taliyaha nabadsugidda gobolka Banaadir, kaddib markii uu xilkan iska casilay 24-kii bishii May ee sannadkan, Cabdikariin Xuseen Guuleed.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS