Tag: washiton

Yuusuf Garaad “Waxaa Soomaaliya ku metelay shir ka dhacay Washington”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad ayaa magaalada Washington kaga qeyb galay shir dhex maray Wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS