Tag: washition

Ra’iisul Wasaaraha oo Washington kula kulmay Madax ka tirsan Bangiga Adduunka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre  ayaa magaalada Washington ee dalka Mareykanka kula kulmay Sarkaalka ugu Sarreeyo Fulinta Bangiga Adduunka, iyagoo ka wada hadlay sidii bangiga Adduunku u taageeri lahaa horumarinta dalka iyo dowladda Soomaaliya oo xiligan ka soo kabaneysa colaadaha mudada dheer ka jirey.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS