Tag: wareejintii

Ra'iisul Wasaare Dr. Cumar C/rashiid oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay

Muqdisho, December 25, 2014------ Munaasabad ballaaran oo ka dhacday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa si rasmi ah xilka ula wareegay Ra’iisul Wasaaraha cusub mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, waxaana munaasabadan goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha xilka wareejinayay Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed iyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Daawo Sawirada Munaasabada xil wareejinta xilka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo hada si toos u

Waxaa xilligan Xaruntii KMG aheyd ee Gobolka Banaadir ee degmada Xamar weyne ka socota Munaasabada xil wareejinta Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho, iyadoo munaasabadan oo hada socota ay ka soo qeyb galeen Wasiiro, Xildhibaano, Gudoomiyaasha degmooyinka, Qeybaha kala duwan ee bulshada.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS