Tag: warbaahinta

Saxaafada Muqdisho oo soo dhaweysay Qabashada Xasan Xanafi

Kulankaan oo ahaa mid lagu soo dhaweynayo Qabashada Xasan Xanafi Xaaji oo ah Sargaal Shabaab ka tirsan islamarkaana Shabaab u qaabilsanaa Dilalka iyo Dabagalka Wariyaasha ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Bahda Warfaafinta oo kulan is xog-wareysi ah la yeeshay rug cadaaga saxaafadeed Cali Muse Cabdi

Kulankan oo ka dhacay hotelka Siyaad ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo qeybgalay inta badan agaasimayayaasha xarumaha warbaahinta Muqdisho , waxaana uu ujeedkiisu ahaa in Wariye Cali Muse Cabdi khibradiisa saxaafadeed uu  la wadaago wariyayaasha Muqdisho ee mihnada saxaafada ku soo biiray 10-kii sano ee ugu dambeysay .

Warbaahinta Dowlada oo soo bandhigtay Sawirka Xasan Xanafi oo Jirkiisa Dhaawacyo ka muuqdaan(Daawo Sawirka)

Warbaahinta ku hadasha afka Dowlada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Sawir la sheegay in uu yahay Wariye Xasan Xanafi Xaaji Xasan oo kamid ahaa Saraakiisha Al-Shabaab kuwooda Warbaahinta u qaabilsan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS