Tag: waqooyiga-kuuriya

Waqooyiga Kuuriya oo ku hanjabay inuu soo ridayo diyaaradaha dagaalka Mareykanka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Waqooyiga Kuuriya Ri Yong-ho ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump inuu ku dhawaaqay dagaal.

Waqooyiga Kuuriya oo diyaar u ah inay adeegsato Hubka Nukliyeerka

 Hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un ayaa ku amray Milateriga dalkiisa inuu isku diyaariyo adeegsiga hubka nukliyeerka xilli kasta oo loo baahdo.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS