Tag: wali

Khilaaf weli ka jira tirada dadka ku dhintey magaalada Makka

Mas’uuliyiin u hadashay Boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa waxa ay beeneeyeen in tiro ka badan kun ruux ay ku dhinteen kadib markii toddobaadkii aynu ka soo gudubnay uu ka dhacay is dardar magaalada Makka,

Madaxweynaha Puntland Oo Ku Baaqay In Ilaaliyo Hantida Shacabka

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland ayaa uga mahad celiyaa dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo bulshada caalamka sida ay u taageereen guushii uu ka gaaray doorashada madaxtinimo ee dhawan ka dhacday Puntland, isagoo dhanka kale ugu baaqay madaxda maamulkii hore in ay ilaaliyaan hantida dadweynaha ilaa isbedel uu imaanayo.  

Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh Axmed Maxamed, Oo Maanta kormeer ku tagay Dakedda Weyn ee Muqdisho,

Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Weli Sheekh Axmed, waxa uu kormeerkiisa ka billaabay Iskuulka Macallin Jaamac oo uu si rasmi ah maanta xarigga uga jaray, waxaana kormeekiisa ku wehliyey Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed, iyadoo Ra’iisul wasaaraha uu soo Indha Indheeyey qaar ka mid ah Fasallada ay wax ku bartaan Iskuulka Macalin Jaamac ee degmada X/weyne ku yaalla.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS