Tag: wadada

Ra’iisul Wasaaraha oo maanta dhagax dhigay Wadada Sodonka oo dib u dhis lagu sameynayo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta dhagax dhigay wadada Sodonka ee magaalada Muqdisho, kaasoo dib u dhis lagu sameynayo. 

Howl gallo Ciidamada dowladda iyo AMISOM saaka ka wadaan jidka Warshadaha

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa saakay howl gallo ballaaran ka wada qeybo ka mid jidka Warshadaha, iyadoo howl galkan uu saameeyay isu socodkii dadka iyo gaadiidka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS