Tag: waaq

Wasiirka Gaashaandhiga oo degmada Caabudwaaq kula kulmay Odayaal iyo waxgarad

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa kula kulmay degmada Caabudwaaq odayaasha, waxgaradka iyo qeybaha kala bulshada, isagoo kala hadlay sidii xasilooni iyo degenaansho loogu soo dabaali lahaayeen deegaanka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS