Tag: waajid

Maamulka Waajid oo sheegay in Tobaneeyo ka tirsan Shabaab ay Dileen

Gudoomiyaha Degmada Waajid ee Gobolka Baay C/laahi Aadan Yariisow ayaa ka warbixiyay Dagaal Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isku Garab ah iyo Al-shabaab ku dhexmary Qeybo ka mid ah Gobolka Baay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS