Tag: utd

Pogba oo noqday Ciyaaryahanka ugu qaalisan dunida, kadib markii ay iibsatay Man United

Kadib wada xaajood socday todobaadyo ayaa Kooxaha Manchester United iyo Juventus heshiis ku gaareen ciyaaryahanka sida weyn u qabsaday suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee Paul Pogba, iyadoo xidigan reer France lagu qaatay adduun lacageed oo gaaraya 100 million oo Pound ah. 

RASMI: Manchester United Oo Ku Dhawaaqday In Jose Mourinho Uu Yahay Tababarahooda Cusub & Mourinho Oo Ka Hadlay Markii Ugu Horeysay.

José Mourinho ayaa si rasmi ah u noqday tababaraha cusub ee Manchester United laga bilaabo xilli ciyaareedka soo socda 2016-17 isagoo qalinka ku duugay heshiis seddex sannadood ah islamarkaana qiyaar u leh inuu kooxda sii joogo sannad kale sida ay goor dhaweyd ku dhawaaqday Manchester United.

Lix Waxyaabood Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Saxiixa Cusub Ee Man Utd Falcao.

Manchester United ayaa sameysay saxiixii ugu weynaa maalintii ugu danbeysay ee suuqa kala iibsiga iyagoo si lama filaan ah amaah kula soo wareegay weeraryahanka Monaco Radamel Falcao.

Manchester United oo diidaan inay la kulmaan Juventus si ay u weydiiso qiimaha Arturo Vidal

Waxaa la soo sheegaya arinta Manchester United ay ku dooneeyso Vidal in ay qarka u saran tahay burbur maadaama la isku afgaran layahay lacagaha xiddiga lagu heli karo.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS