Tag: tuuryare

Col. C/raxmaan Tuuryare Muqdisho kula kulmay Masuuliyiin kasocotay Qaramada Midoobay(Daawo Sawirada)

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Dowlada Soomaaliya, Col. C/raxmaan Maxamuud Tuuryare ayaa shalay Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ay hogaaminayso ku xigeenka wakiilka Q/M ee Somalia, Fatiha Serour iyo madaxa hay’adda amniga iyo sharciyada ee Qaramada Midoobay, Waldemar Vrey .
Valid XHTML 1.0 Valid CSS