Tag: tuuris

Askarta dowladda oo Muqdisho ku dilays wiil bambo ku tuuray ciidamo boolis ah

Ciidamada dowladda Soomaaliya, ayaa isgoyska Towfiiq ee degmada Yaaqshiid maanta ku soo bandhigay meydka wiil dhalin yaro ah oo ay sheegeen ciidamadu in xalay uu bam gacmeed ku soo weeraray ciidamada.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS