Tag: tuekiga

TURKIGA: " waan joojiney dhaqaalihii aan tooska u siin jirney Soomaaliya"

Dowladda Turkiga ayaa joojisey dhaqaalihii ay sida tooska ah u siin jirtey dalka Soomaaliya, dhaqaalahaas oo badankiisa lagu bixin jirey gargaarka bini aadamtinimada iyo weliba mashaariicda dhanka horumarinta la xiriira.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS