Tag: tubeec

Meydka Allaha u naxariistee Maxamed Suleymaan Tubeec oo saakay lagu aasayo Muqdisho

Qaban qaabada aaska Meydka Allaha u naxariistee Maxamed Suleymaan Tubeec ayaa saaka lagu wadaa in lagu aaso magaalada Muqdisho, iyadoo diyaarada sida meydkiisa ay goor dhow soo caga dhigan doonto garoonka diyaaradaha Aadan cadde.

Allaha u naxariisto Fanaanka Maxamed Saleebaan Tubeec oo saakay ku geeriyooday dalka Jarmalka

Allaha u naxariistee waxaa saakay Isbitaal ku yaal dalka Jarmalka ku geeriyooday Fanaanka Maxamed Suleymaan Tubeec oo loo yaqaanay Boqorka Codka, oo in muddo ah ku xanuunsayay dalka Jarmalka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS