Tag: toogasho

Askar ka Tirsanaa Ciidamada Somalia oo Xukunno dil ah lagu fuliyay

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukunno dil ah ku fulisay saddex askari oo ka kala tirsanaa ciidanka milateriga iyo kuwa dowladda hoose ee Muqdisho.

Laba askari oo dambiyo lagu helay oo Muqdisho lagu toogtay

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa xukun dil ah ku fulisay laba askari, oo ka tirsanaa ciidamada booliska, kuwaas oo lagu helay dambiyo ah dil iyo kufsi.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS