Tag: tiyeeglow

AMISOM oo ka hadashay la wareegida degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool

AMISOM ayaa ka hadashay qabsashadii ay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya qabsadeen degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool, iyagoo ku sheegay inay qayb ka tahay qorshayaasha ay Al-shabaab kaga saarayaan deegaannada ay ka taliso, laguna xoojinayo maamulka dowladda ee gobollada dalka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS