Tag: taraafikada

Ciidamada Booliska oo qarxiyay miinooyin laga soo saaray guri uu degi lahaa Taliyaha Ciidamada Taraafikada

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa goor dhow ku qarxiyay agagaarka Villa Baydhabo oo xarun ah Milateriga Soomaaliya Miinooyin laga soo saaray guri uu degi lahaa Taliyaha Ciidamada Taraafikada Jen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab).
Valid XHTML 1.0 Valid CSS