Tag: taliyihii

Ciidamada dowladda oo gacanta ku dhigay Taliyihii hore ee Asluubta oo horay xabsi daa'in lagu xukumay

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Taliyihii hore ee Ciidamada Asluubta Soomaaliya, kaasoo sanad ka hor Maxkamada ciidamada qalabka sida ay ku xukuntay Xabsi daa'in.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS