Tag: taliya

Sanbaloolshe “Macquul ma ahan qof Maka Al-Mukarama ku ganacsanaya, nin Toora Toorow jooga inuu baad ka qaado”

Taliyaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa uga digay Ganacsatada Soomaaliyeed inay dhaqaale ku taageeraan Al-Shabaab, isagoo xusay in dhowaan ay soo saarayaan liiska Ganacsatada Al-Shabaab siisa lacagaha.

TALIYE KU XIGEENKA CIIDAMADA BADDA MIDOWGA YURUB EE XEEBAHA SOOMAALIYA OO LA WAREEGAY XAFIISKIISA

Kuxigeenkii taliyaha ciidamada holwgalka Midowga Yurub ee xeebaha Soomaaliya Admiral Jean Martens ayaa ku wareejiyay xilkaaasi Admiral Bartolomé Bauzá oo u dhashay dalka Spain, waxaana xil wareejintaasi ay ka dhacday magaalada London.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS