Tag: tahriib

Maydad laga helay doon ka soo shiraacatay xeebaha dalka Libya

Ugu yaraan 50 ruux oo meyd ah ayaa laga dhex helay mid ka mid ah huuriyaasha ay dadka tahriibayaasha ah ugaga soo shiraacdeen xeebaha dalka Yemen sida ay sheegeen ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga.

Tahriibayaal ay Soomaali ku jirto oo lagu qabtay Xadka Austria iyo Talyaaniga

Ciidanka illaalada xuduuudaha Talyaaniga ayaa gacanta ku dhigay gaari xamuul oo ay saaranaayeen 21-ruux oo muhiijiriin ah ,kuwaasi oo doonayay in ay ka gudbaan xadka u dhaxeeya labada dal ee Austria iyo Talyaaniga.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS