Tag: swezarland

Dowladda Switzerland oo ka caawinaysa Somalia dib u dhiska dalka

Maddaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Switzerland, Domanic isla markaana madaxweynaha soo gaarsiiyay fariin uu ka waday madaxda dalka Switzerland.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS