Tag: swedan

Sweden oo ku dhawaaqday inay dalkeeda ka ceyrineyso 80 kun oo qaxooti ah

Dowlada Sweden ayaa lagu wadaa in ay dalkeeda ka ceyriso ilaa iyo 80,000 oo dad magan galyo doon ah, ka gadaal marki codsiyadoodii qaxootinimada la diiday.

Ra’iisal wasaaraha Sweden oo ku dhowaaqay doorashooyin cusub bisha March 2015

Ra’iisal wasaaraha dalka Sweden Stefan Löfven ee xisbiga Social Democrat ayaa gelinkii dambe ee maanta ka sheegay shir jaraa’id in shacabka Sweden la weydiisanayo in ay mar kale codeeyaan 22ka bisha March ee 2015, iyadoo doorashadii guud ee dalka Sweden la qabtay bishii September 2014.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS