Tag: suudaan

Guriga Madaxweynihii hore ee Sudan oo laga helay Malaayiin dollar

Baaritaan lagu sameeyay guriga uu ka degenaa magaalada Khartoum madaxweynihii hore ee dalka Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa laga helay lacago isugu jira dollar iyo Yuro. 

Raiisul wasaare Khayre oo u amba baxay dalka Suudaan

Wafdigan uu hoggaaminayo raisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta u amba baxay dalka Suudaan,iyadoo mas’uuliyiin ay ku sii sagootiyeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Doorashadii Suudaan oo soo gaba gabowday iyo Al-Bashiir oo qarka u saaran in dib loo doorto

Doorashada Suudaan ayaa la soo gaba gabeeyay, kadib maalin dheeraad ah oo lagu daray saddexdii maalmood ee horay loo qorsheeyay doorashada inay uga dhaceyso dalkaas.

Itoobiya, Masar iyo Suudaan oo kala saxiixday heshiis ku saabsan qeybsiga biyaha Wabiga Niil (Sawirro)

Dowladaha Itoobiya, Masar iyo Suudaan ayaa maanta kala saxiixday heshiis horudhac ah oo ku saabsan qeybsiga biyaha wabiga Niil, iyadoo tani ay soo afjareyso murankii ka taagnaa biyo xireenka ay Itoobiya dhisaneyso, kaasoo dowladda Masar aad u dhaliilsaneyd.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS