Tag: suri

Taliye sare oo ka tirsan Al-Qaacida oo lagu dilay Suuriya

Sarkaal sare oo ka tirsan Ururka Al-Qaacida oo hogaamiya mid ka mid ah ururada jihaadiga ee ka jira Suuriya ayaa lagu dilay magaalada Aleppo kadib weerar is qarxin oo ay fuliyeen labo nin.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS